Home Article

Sidee Dayax madoobaadka iyo qorrax madoobaadku udhacaan ?

Maanyo Team
Sidee dayax madoobaddka udhacaa ?

Mararka qaarkood ayuu dhulku soo kala dhex galaa qorraxda iyo dayaxa marka uu ku meeraysanaayo qorraxda. Dhulka ayaa hareeya(hooseeya) dayaxa. Dhacdada noocan ah ayaa la yiraahdaa dayax madoobaad. Dayax madoobaadku wuxuu ku dhammaan karaa in ka badan hal saacad. Dayaxu aad uma muuqdo inta uu ku jiro madoobaadka. 

Sidee Qorrax madoobaddka udhacaa..?? 

Marka uu dayaxu si toos ah uu u soo kala dhexgalo dhulka iyo qorraxda, wuxuu ilayskii qorraxda ka soo gaari lahaa qayb ka mid ah dhulka ka joojiyaa daqigado yar oo keliya. Dhacdadan ayaa la yiraahdaa qorrax madoobaad.

Labels:

Comments

Post a Comment